JULKAISIJA • UTGIVARE • PUBLISHER
Suomen Somalia-verkosto ry
Finnish Somalia Network
www.somaliaverkosto.fi
YHTEYSTIEDOT • KONTAKT • CONTACT
ROOT

Wargeyska Geeska Afrika waa wargeys elektrooni ah oo diirada saara arrimaha horumarinta Soomaaliya, Jabuuti, Ereteriya, Itoobiya, Sudan iyo Koonfurta Sudan. Wargeyska waxaa soo saara Ururka Shabakada Finnishka iyo Soomaalida ee Finland. Maqaalada iyo qoraalada kale ee lagu daabaca waxay ku saleysan yihiin baaritaan cilmiyeed iyo shaqo si muuqato loo qabtay. Wargeyska Geeska Afrika waa saddex luqadle (Finnish, Iswidish iyo Ingiriis) wuxuuna soo baxaa sanadkii laba jeer.

 
JULKAISIJA • UTGIVARE • PUBLISHER
Suomen Somalia-verkosto ry
Finnish Somalia Network
www.somaliaverkosto.fi
YHTEYSTIEDOT • KONTAKT • CONTACT